HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 12, 2013 - 14:55:28
Waxaa la aqristay: 1,028 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA). Dumar carooday arxan maleh !!!

Waxaa Qoray:

1 OK

Sawirkaani waxa uu muujinaaya in Gabi ahaan Dumarka wadankey doonto ha u dhalatee kawada siman yihiin Gubista Ragooda xilliga ay careysantahay Haweeneyda

Haddaba Muuqaalka sawirkaani waxaa laga soo qaaday nin u dhashay Dalka Suudaan waxaana gubay Xaaskiisa oo iyadu ka careysneed Ninkeeda oo naag la guursaday

Ninka iminka shaashada idinkaga muuqda ayaa waxaa lagu magacaaba Abul-qaasim mucaad waxa uuna ka soo jeeda Gobolka Jaziira gaar ahaan Deeganka loo yaqaan ‘wadal-fadni’.

DAAWO SAWIRADDA:-

1 OK

2 OK

3 OK

4 OK

5 OK

6 OK

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

5 Comments for “(DAAWO SAWIRADDA). Dumar carooday arxan maleh !!!”

  1. When I first saw this title (DAAWO SAWIRADDA). Dumar carooday arxan maleh !!! | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. I all the time emailed this webpage post page to all my contacts, because if like to read it next my links will too.

  2. Yuu van pesea

    Wlh hadan walalo ahan lehen nin ka gabadha waxan ku shubilahaa laami karkarayo

  3. Maryan

    Aniga gus naag hakula qebsato waxan kaxigaa inan saliid karkare kugubo asaga dhan an”ninki nagtisa nag kale kadortaa waxan leyahay isku diyari salid an guska iyo korka dhan kaga gubo sxb”yan asxan lofalin nin”

  4. faduma

    sc wrwbr ilaahow caafi waa dhibane moslima iyadana xaqa alaha tuso .maseer wajiraa lakiin gubis mahan xal ifuraa ku filan gabdhoow hadaa maseertan hasameeynina saas ee isaga taga itaad gubilaheeydeen qof nolol idin dhex martay cafi

  5. fooz

    maskiin illaah ha caafiyo in u la tashato aheed haday raali ka aheena uu labadooda mid u haro guurka maaha oo kaliya muslim an ahay 4 aa i banaan diiniyan waa in u xaaska ween la tashtaa yaa rab caafi

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale