Waxaa la aqristay: 847 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA). Ciiddamadda Somalia oo ay Saraakiisha Ururka Midowga tababarayaan oo la ammaanay.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Ururka Midowga Europe, ayaa dhawaan shaaciyey inay xilli-kordhin ku sameeyeen Mashruuca ay Ciiddamadda Dowladda u tababarayaan.
Hadal ka soo baxay Xarunta Ururka EU-da ee Burussels, ayaa lagu sheegay inay isku raaceen inuu Mashruucaasi sii socdo tan iyo sannadka 2015-ka, iyadoo Mashruucaasi loo qoondeeyey lacag dhan 11,.6 million oo Euro.
Saraakiisha Tababarka ee ka hawlgasha Mashruuca EU-da ee tababarka Ciiddamadda Somalia “The European Union Training Mission (EUTM) ayaa waxay xaqiijiyeen inay Ciiddamadda Soomaalida ee ay tababarka siinayaan yihiin kuwo kaalin wax-ku-ool ah ka qaatay sidii Maleeshiyadda Alshabaab looga saari lahaa magaalladda Muqdisho iyo Goballadda kale ee laga xoreeyey.
Ciiddamadda Dowladda ayaa waxaa lagu soo tababaraa Xeradda Tababarka ee Bihanga (Bihanga Army Training Camp) oo 368 Km dhinaca Galbeed kaga toosan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala.
550 Askari ayaa halkii tababar loo qaadaa, kuwaasi oo muddo 7 bilood loo soo carbiyo Hawlgalladda Milliteriga, Anshaxa iyo Dagaalka Jabhadaynta si ay Kooxda Alshabaab uga hortagaan.
In ka badan 3,000 Askari oo ka tirsan Ciiddamadda Dowladda Somalia ayaa loo soo tababary, iyadoo la sheego inay 5% ciiddamdaasi u goosteen dhinaca Alshabaab, kuwaasi oo xeeladihii la soo baray ku sii tababara Maleeshiyada ay ka barbar dagaalamaan.
DAAWO SAWIRADDA:-
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨




























diyaar baan u ahay in aan dabada udhaqo mujahidiinta adna diyaar unoqo in aad gaalada dabada udhaqdo kadib waxaa la arkaa ninka guushu raacdo
waligaaba galo soo wado kkkkkkkkkkkkkk rabi ayaa waxkasta ka awood badan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gaalay maciin baday walee waraa idiin yaal
Nin kaagaa calas la baxay orod shayaadiinta laga adkaaday dabada u dhaq.
walaa xawla walaa quwata ilaa bilaahi naag waxaa laga xaaraantinimeeyay in ay kaligeed socoto hada sheekado mahalkabay maraysaa
waxaan sugnaba waa in layiraa naag iyo naag waa is guursan karaan nin iyo nina waa isguursan karaan ileen dastuurka xaaraantaa galo ayaa qortay si dastuurkii rabbi soo dajiyay meesha looga saaro dhagar qabayaasha iyo gaaladaba wax yar baa uharay mar dhaw halaag baa kusoo food leh