Waxaa la aqristay: 775 Jeer.
(DAAWO SAWIRADAD). LAYAABKA DUNIDDA: Hooyo dhashay Gabar 3-Saddax lug leh
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Hooyo Saabiriin Mohamed waxa ay u dhalatay Dalka Masar waxa ayna dhashay Gabar 3-Saddax lug leh, Dhaqaatiirka Dalka Masar oo ay la xiriiri jirtay Hooyo Saabiriin ayaa sheegay in xiliga ay uurka lahayd Hooyo Saabiriin ay ku dadaalen sidii loo bad-baadin lahaa Gabadhaasi Hayeeshe Dhaqaatiirka marka ay dhaliyeen kadib ay geeroyootay Gabadha
Si kastaba ha ahaatee Hooyo Saabiriin waxa ay sheegtay in Gabadha ay dhashay ay ku faraxsantahay maadama uu eebe u qadaray Hayeeshe Hooyo Saabiriin marka ay heshay Gabadhaasi Saddaxda lug leh wey ka geeriyootay Gabadheeda maadama inta badan Ciyaalka ku dhashay Mucjisooyinka aysan raagin.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

War ninka wabkan Isak leeh war illahay ka cabso maa haa layaab duniyo Mucjiso rabo haa gafiin Subxanalaah subxanallah