HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Thursday, January 24, 2013 - 21:06:18
Waxaa la aqristay: 1,587 Jeer.

DAAWO SAWIRADA -Damaashaadka kooxda Man United ee Qatar iyo Rooney oo…

Waxaa Qoray:

rooney qatar
Wayne Rooney ayaa ka maqnaa kooxda United ee tababarka ku qaadaneysa dhul kuleelaha Qatar mudo 24 saac ah kadib markii uu dhaawac kaga baxay tababarka.

Sida ay qortay Daily Mail Wayne ayaa ku soo laabtay xerada tababarka ee Aspire Academy ee magaalada Doha ee wadanka Qatar markii uu la daweeyay.

Rooney ayaa uraacay Michael Carrick, Ryan Giggs, Paul Scholes iyo Rafael ciyaar lagu sharfay in ay daawadaan .

Tababare Ferguson iyo kooxdiisa ayaa dhameystay fasixii Qatar waxaana ay usoo duuli doonaan Manchester si ay isugu diyaariyaan kulanka Fulham ee FA Cup-ka.

Sharp shooter: Wayne Rooney gets his eye in as the United players go through their drills under the Qatar sunshineForward thinking: Rooney (right) watches fellow Man United striker Robin van Persie in training

Point made: Rooney looked fighting fit and raring to go in Doha

On the ball: Rooney looked fighting fit and raring to go in Doha
Take it lying down: Rooney stretches out before heading back to the cold of Manchester
Lazy day: Veteran midfielder Paul Scholes was also enjoying the winter sun during a break in trainingThighs matters: The Man United players do some lunges as they exercise in Doha
Here he comes: Rooney was the centre of attention as the Man United players trained on ThursdaySign him up: Scholes takes time out to please fans with a few autographs

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “DAAWO SAWIRADA -Damaashaadka kooxda Man United ee Qatar iyo Rooney oo…”

  1. ahmed qeys

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

  2. Thanks

    Kakakakakakaka caadi mahan naadigaan iskaraxeysta way idinkugu jirtaye kakaka.

  3. RED REVILLS

    WooooooooooooooooooooooooooooooooooW

    iibaashalaa akhyaaeey …

    viva manufc

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale