Waxaa la aqristay: 1,240 Jeer.
(DAAWO SAWIRADA). Naagta ugu weyn dunida oo Miisaankeeda lagu sheegay 600.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Naagtaani oo lagu sheegay inay tahay naagta ugu weyn Dunida marka la eego dhanka jirka ayaa waxaa sidoo kale la sheegay in Miisaankeeda uu yahay 600KG
Naagtaani oo la sheegay in caafimaadkeeda uu yahay mid aan dhameystirneen ayaa waxaa hadana intaa usii raacay Cayil ama Hilib asaageda ka reebay taasoo ay Dhaqaatiirka ku sheegen inuu yahay mid aan daawo lahayn
Si kastaba ha ahaatee Naagtaani ayaa ah naag aan lugaha qaadi karin waxaana lagu qaada gaari iyaga u gaar ah xiliyada ay socodka u baahato
DAAWO SAWIRADDA:-
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨










waa yaab qof dumara oo miisaankeedu yahay 600.dunida kama waayaysid wax yaabiya