1: Saturday, November 16, 2013 - 13:52:47
2: 485 Jeer.

Daawo Sawira Jamie Carragher ku biiray Tababarka Feerka kaddib markii uu ciyaaraha ka fariistay

Waxaa Qoray:

Laacibkii hore ee kooxda Liverpool ayaa ku soo daabacay maqaal uu uga hadlayo marxalada uu uu galay markii uu ka fariistay kubada cabtay bishii May.

Jamie Carragher oo sidoo kale ka tirsan Dail Mail ayaa sheegay in uu u xiisay Melwood xarunta tababarka kooxda Liverpool, sidaasi darteedna uu bilaabay tababar cusub oo dhanka feerka ah.

Waxa uu sheegay Jamie Carragher in ay tahay waxa aad u adag in aad iska jarto dhaqan aad horay u soo baratay oo uu ula jeeday aadida iyo tababar ku sameynta Melwood.

Laakiin hada waxa uu la tababartaa mid kamid adka ugu caansan feerka waxana uu ka qeybgalaa tabarka feerka.

Hadaba Daawo Sawirro:

article-2508096-180DF61C000005DC-863_634x386 article-2508096-1941186300000578-350_634x417 article-2508096-1941185300000578-434_634x398 article-2508096-1941185300000578-434_634x398 (1) article-2508096-19411AFC00000578-751_634x421 article-2508096-19411A4E00000578-961_634x397 article-2508096-19411A4E00000578-961_634x397 (1) article-2508096-1940EB7A00000578-913_634x456 article-2508096-1940E75B00000578-351_634x408 article-2508096-1940E9C800000578-23_634x398 article-2508096-1940E4EC00000578-55_634x374 article-2508096-1940CDCD00000578-579_634x479 article-2508096-1940CDCD00000578-579_634x479 (1)

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale