1: Wednesday, December 5, 2012 - 20:27:37
2: 1,903 Jeer.

DAAWO –Nolasha cusub ee Oradyanahada Zam Zam Maxamed Faarax

:


Inkastoo ay Somalia umatashay tartankii Olombikada ee London hadana Zam Zam Maxamed Faarax ma ,aysan go,aansan in ay ku soo laabato Somalia .

Waxey hada ku sugan tahay magaalada london halkaas oo ay ku sameyneyso tababar waxaana magan galyo siiso dowlada Ingriiska .

Hadaba Halkaan ka daawo nolasha cusub ee Zam Zam Maxamed Faarax

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

Log in | Designed by Jimcale