Waxaa la aqristay: 556 Jeer.
DAAWASHO WACAN: Riwaayadii Qabyo II, ARAGTI LASOO HAGAAJIYEY
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"

Fariimo badan oo naga soo gaaray aqristeyaasheena ayay naga codsadeen inaan dib usoo saarno riwaayadii Qabyo II oo ay inoo jilayaan hoobalada Waaberi.
Hadaba riwaayadaan oo si weyn u taabanaysa qoysaska Soomaalida ee qurbaha jooga siiba kuwa ku dhaqan reer Galbeedka sida uu dhaqankooda u badalmay haday ahaan lahayd haweenka iyo raggaba.
Riwaayadaan oo micno weyn ku fadhida ayaanu idiin garanay inaan markale idiin soo gudbino, anagoo idiin balanqaadi doona inaan maalinta beri ah qeybtii labaad idiin soo gudbino:
DAAWASHO WACAN QEYBTII KOOWAAD:
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨