1: Thursday, January 3, 2013 - 19:19:24
2: 1,298 Jeer.

DAAWO VIDEO : Ciyaartooyda AC Milan oo garoonka ka baxay ciyaarta oo socota kadib markii…

Waxaa Qoray:

milan kkk juventus
Ciyaartooyda kooxda AC Milan ayaa ka huleelay ciyaar saaxibtinimo markii qaar ka mid ah ciyaartooyda kooxda lagu sameeyay midab takoor.

Milan ayaa kulan bashaal ah waxaa y balan satay kooxda heerka hoose ee Pro Patria waxaase kulankaas uu noqday mid la joojiyay markii ay garoonka ka baxeen xidigaha Milan .

Taagerayasha ayaa midab takooray laacibiinta Kevin-Prince Boateng, Niang iyo Muntari waxaana taas ay keentay in uu kubadkii banaanka usaaro Kevin-Prince Boateng uuna garonka ka soo baxo.

Milan ayaa dhamaan qaadatay go,aankaas la mid ah markii uu kabtan Ambrosini ku amray in ay garoonka ka baxaan dhamaantood.

“Waan ka niyad jabsannahay waana ka xunnahay waxa dhacay ayuu yiri tababaraha Milan dhacdadaan kadib.

Halkaan ka daawo dhacdadan

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale