Waxaa la aqristay: 526 Jeer.
Cristiano Ronaldo waa cabsi galiya sidaa waxaa yiri Gary Neville
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Daaficii hore ee kooxda Manchester United Gary Neville ayaa qiray in Cristiano Ronaldo uu yahay ciyaariyahan cabsi galiya difaacyada ayna tahay caadadiisa in uu qal qal ku abuuro daafac kasta.
Laakin marka la fiiriyo Vidic iyo Ferdinand wuxuu sheegay in aaney yeeli doonin cabsi galinta Ronaldo ayna dabeecadisa garayan.
“Had iyo jeeer wuxuu isku dayaa in uu qal qal iyo cabsi ku abuuro daafacyada ,waxaana xasuustaa sheekooyinkiisii ,laakin wuxuu ka hor imaanaa dad aan isaga ka cabsan ayuu Gary Neville usheegay BBC-da.
Gary Neville oo 2003-dii ilaa 2009-kii ay isla soo qaateen Ronaldo ayaa sheegay in boolo xoofto aan laga aqbali doonin habeenka Arbacada,isagoo guusha urijeeyay kooxdiisii hore ee Man United.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
When I first saw this title Cristiano Ronaldo waa cabsi galiya sidaa waxaa yiri Gary Neville | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. We? michael actually experiencing as well as enjoying the actual style along with layout of your respective blog. This? s an extremely easy for that sight making this much more satisfying that i can appear below along with visit more on a regular basis. Do you support the services involving away an artist to create the design? Excellent execute!
Real mdrid man utd 0.3 ayee ciyarta kudhamaneysaa waa sadalinta qayaas waxa golasha u dhalinaya lacibka ee utd kudusho weyn rooney labao goal halka kalene macheal crrick ayaa dhalinaya viva rooney and crrick viva ronaldo but lose this game by qayaas
kkkkkkkkkkk walaka badinayaa real wax ayqadii mayan