1: Thursday, January 3, 2013 - 17:31:22
2: 576 Jeer.

Cristiano Ronaldo oo loo magacabay safiirka cusub ee Hay’adda ‘Save The Children’

Waxaa Qoray:

ronaldo save
Maalmo badan oo uu ka horeeyay Messi xaga bini aadanimada Ronaldo ayaa hada ka mid noqday ciyaartooyda safiirada u ah Hay’adda Badbaadada Carruurta ee ‘Save The Children’

Xidiga Portugal ayaa laga dhigay safiirka sanadkaan cusub ee ‘Save The Children’ waxaana uu gacan ka geysan doonaa sidii caruurtu ku heli lahayeen ,Cunto,biyo nadiif ah ,iyo wax barasho hagaagsan.

Ronaldo ayey Hay’addu sheegtay in uu aqbalay in uu safiir unoqdo ‘Save The Children’ waxaana jawabtii uu soo diray ay noqotay .

“Markii aan ogaaday in mid ka mid ah 7-dii carruur ahba uu habeenkii sariirtiisa seexdo isagoo gaajeysan ma aanan ka labo labeyn in aan la shaqeeyo hay’addan”

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale