1: Thursday, December 6, 2012 - 19:45:44
2: 978 Jeer.

Cristiano Ronaldo ,Di Stéfano iyo Del Bosque oo abaal marino lagu doonsiiyay

Waxaa Qoray:


Vicente Del Bosque, Cristiano Ronaldo iyo Alfredo Di Stéfano ayaa lagu gudoonsiiyay abaaal marino kala duwaan oo ay bixiyaaan sanad walba boqortooyad dalka Spain kadib xaflad ka dhacday El Pardo halka la yiraahdo,

Boqor Juan Carlos kama soo qeyb galin xaflada maxaa yeelay qaliin ayuu dhawaan maray waxase kursigiisa badashay oo xafalda hogaamineysay boqorada Sofia, iyadoona boqorada Asturias, Elena,iyo Felipe ay safnayeen masraax abaal marin bixinta waxaana la gudoonsiiyay Ronaldo iyo Di Stéfano.

Boqorada ayaa gacan qaaday madaxweyne sharafeedka kooxda Real Madrid kaasoo isna xabadka galiyay laacibkii hore ee kooxdiisa Di Stéfano, kasoo la gudoon siiyay baaal marinta shaqsigii ugu wanagsana Sports -ka waayo joogtii hore .

Sidoo kale macalin Vicente del Bosque ayaa lagu abaal mariyay guulihii taariqiga ahaa ee uu usoo hooyay xulka Spain ,halka garbka mu alifka ah ee kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo uu isna qaatay abaal marinta best Ibero-American sportsman 2011.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale