1: Wednesday, December 12, 2012 - 20:44:02
2: 228 Jeer.

Corinthians oo usoo baxday Final-ka Club World Cup kadib markii ay garaacday Al Ahly

Waxaa Qoray:


Weeraryahanka xulka Peru Paolo Guerrero ayaa gool ay ka heshay kooxdiisa waxa ay daaqada kaga tuurtay kooxda Al Ahly koobka kooxaha aduunka ee ka socdo dalka Japan .

Kooxda ka socoto dalka Brazili ayaa la ciyaari doonto midkod kooxaha Chelsea iyo Monterrey midii soo baxda waxan fiinal-ka koobkan la qabn doono maalinta Axada ee soo socoto.

Waayaalka kooxda Al Ahly Mohamed Aboutreika oo badal ku soo galay ciyaarta ayaa bandhig wanaagsna soo bandhigay inkastoo kooxdiisa guul daro uu ka bad baadin wayay.

Kooxda haysata horyaalnimada Concacaf ayaa kulankanki hore waxay 3-1 ku soo garacaday kooxda ka socotay dalka South Korean ee Ulsan Hyundai.

Kooxda heeysata taranka Champions League ee Chelsea ayaa ka hor tagi doonto kooxda dalka Mexico ka socoto ee Monterrey semi-final-ka tarankaan bari .

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale