HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, December 8, 2012 - 08:54:09
Waxaa la aqristay: 372 Jeer.

Ciyaartooyda QPR oo loo diiday xafladaha Christmas-ka

Waxaa Qoray:


Hogaamiyaha cusub ee QPR Harry Redknapp ayaa iska diiday in ciyaartooyda kooxdiisa ay aadaan dabaal daga ciida Christmas-ka .

Xili ay kooxdiisu ku jirto darajada ugu hoseeysa Premier League ayuu Haryy sheegay in aysan macquul aheyn in kooxdiisu ay ogolaato in laacibiintu ay tumasho aadaan .

Ciyaarooyda ayaa aad uga soo horjeeda qorshaha uu wado macalinkaan waxaana ay la kulmi doonaan maqamulka kooxda ,si ay ugala hadlaan in loo fasaxo in ay ka qeyb qaataan ciida Christmas-ka .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale