HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, December 11, 2012 - 17:19:22
Waxaa la aqristay: 673 Jeer.

Ciyaartooyda ajinabiga ah ee Premier League oo la sinaayo cashiro la xiriira dhaqanka UK

Waxaa Qoray:


Golaha sare ee kubad cagata Ingriiska ayaa qorsheynaya in ay  bilaabna qorsho cashiro lagu siinaayo ciyaaryahanada ajinabiga ah ee  ka ciyaara horyaalka  Ingriiska si loo yareeyo dhacooyinka midib takoorka ah .

BBC ayaa ogaatay in  qorshahan  uu  jawaaab uyahay  hadal ka soo yeeray ra.iisul wasaarah dalka Ingriiska David Cameron oo ahaa “hala dhameeyo falalka midib kala sooca”

David Cameroon waxuu hadalkaas ka sheegay shir loogu hadalayay midib takorka oo dhacay February.

Qorshahan aya jawaab sidoo kale u ah  laacibka kooxda  Liverpool Luis Suarez kasoo la ganaaxay sandkii la soo dhafay ilaa iyo sideed kulan kadib markii uu si cad midibkiisa uu ku caayay dafaac kooxda  Manchester United  Patrice Evra.

Ciyaaaryahanada  shisheyaha ee ka ciyareen horyaalka  Premier League  waxay ka badan yahiin 60% waxaan a la siin doonaa cashiro la xiriira dhaqanka UK.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

7 Comments for “Ciyaartooyda ajinabiga ah ee Premier League oo la sinaayo cashiro la xiriira dhaqanka UK”

  1. Hey! I know this is kinda off topic however I’d figured I’d ask. Would you be interested in exchanging links or maybe guest writing a blog article or vice-versa? My site addresses a lot of the same topics as yours and I feel we could greatly benefit from each other. If you might be interested feel free to shoot me an e-mail. I look forward to hearing from you! Excellent blog by the way!

  2. I think this is one of the most vital info for me. And i’m glad reading your article. But wanna remark on some general things, The website style is wonderful, the articles is really excellent : D. Good job, cheers

  3. Someone necessarily assist to make seriously articles I might state. That is the very first time I frequented your web page and up to now? I amazed with the analysis you made to make this actual put up incredible. Great process!

  4. The FHA streamline personal loanss. The UK’s easiest forms of credit. Find an advocate If you are going to pay the mechanic? This requires you to submit a business from one or numerous accounts.

  5. Yay google is my queen assisted me to find this outstanding site! .

  6. While you can’t take it on an interstate, it is ready for use; as simple as that. This usually has no negative effect whatsoever.

  7. So unhappy to view Jim go. While in the past 12 months and change, I have gotten to understand Jim real properly. He is accomplished a good deal for your higher school scene listed here and he treated me true properly just about every time I walked into Sportscenter to work out. My prayers go out towards the loved ones and friends of Jim. I do know I am going to definitely skip the large guy!

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale