1: Wednesday, December 5, 2012 - 14:51:58
2: 415 Jeer.

Ciyaariyahan gacalisadiisa Faras ugu iibiyay £22,000

Waxaa Qoray:


Xidiga kooxda FC Twente Leroy Fer ayaa u soo iibiyay gabadha ay jecel wadaga yahiin faras cad oo noca tartanada ah inkastoo eeysan ilaalin Karin waxayna ku nooshahay beer xiran .

Laacibka xulka Holland Fer oo horey eey u rabeen kooxah Newcastle iyo Everton, waxaa uu ka soo ibsaday Faraska goob lagu iibiyo iyadoona uu ka bxiyay qiimahi ugu dambeeyay faraskan oo dhowr jeer lagu tartamay.

22 jirkaan aya booqday goobta iibka fardaha iyadoona eey wahliyeen gaclisadiisa iyo saxibkiis oo ciyaryahan ah isgoona ku qatay waqti ku haboon.

Fer ayaa ku bixiyay faraskaan £22,000, kadib gor gortan cajiib uu la galay shaqsiyad kala oo donayeen farskaan.

Waxey noqotay gabadhii ugu horeysay ee udhaxda nin viyaariyahan ee yeelata Faras ,inkastoo aan la ogeyn in ay ku tartami doonto.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale