HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


442 views

Taariikh:- Yaa badis badan Real Madrid iyo Man United ?

Waxaa Qoray:

Waa labo koox oo ka mid ah kuwa ugu guulaha badan aduunka waxaan ay kulmeen dhowr jeer oo hore ,waana mid ubaahan in la is weydiiyo cida badiska badan,ka hor kulanka habeen dambe

Labadaan koox ayaa markii ugu horeyay kulmay 11-kii bishii April 1957 –dii lugtii hore ee Semi final-ka koobka horyaalada yurub ,waxaana 3-1 ku adkaatay Real Madrid .

Man United ayaan waligeed ku soo adkaanin garoonka Barnabou 4 kulan oo ay booqatay waxaana looga adkaaday labo jeer halka labo kulana ay bar bar dhac ku dhamaatay .

Madrid ayaa hal mar ku soo adkaatay garoonka OLD Traford markii ay booqatay 4 kulan ,

Dhaman tartamada labadan koox ayaa is arkay 8-kulan waxaana 3 jeer adkaatay Real Madrid halka 2 kulan ay adkaatay United waxaana ay bar bar dhac galeen 3 kulan.

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Taariikh:- Yaa badis badan Real Madrid iyo Man United ?”

  1. Muuse jawle

    Taa macnaheedu waxa weeye wa xamaasad kale oo hor leh man waxay doonaysa inay garoonka kubadiso oo rkoorka jabiso halka real doonayso inay difaacato lkn real way difaacan doonta wana badin doona

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale