Taariikh:- Yaa badis badan Jose Mourinho iyo Sir Alex Ferguson?
Waxaa Qoray: raafac
Waa labo ka mid ah tababarayasha ugu wanaagsan aduunka ,hadiiba aysan noqon labada ugu fiican ,waxaa ay balansan yihiin habeen dambe.
Laakin waxaa jira kulamo badan oo hore udhax maray ,waxaana su,aashu ay tahay yaa badis badan Sir Alex Ferguson iyo Jose Mourinho ?
Waxey markii ugu horeysay is arkeen 25-kii February 2004 –tii waxaana waqtigaas uu Jose ahaa macalinka FC Porto ciyaar ku dhamaatay 2-1 oo ay ku badisay Porto .
Laga bilaabo kulankaas ilaa hada labada nin ayaa is arkay 13 kulan waxaana 6 jeer adkaatay Jose halka uu 2 jeer adkaaday Ferguson waxaana ay bar bar dhac noqdeen 5 jeer.
Waa kuwaan 13-kii kulan ee dhex maray Ferguson iyo Jose Mourinho .
Porto 2-1 Manchester United, Champions League Round of 16, First Leg, February 25, 2004
Manchester United 1-1 Porto, Champions League Round of 16, Second Leg, March 9, 2004
Chelsea 1-0 Manchester United, Premier League, August 15, 2004
Chelsea 0-0 Manchester United, Carling Cup Semifinal First Leg, January 12, 2005
Manchester United 1-2 Chelsea, Carling Cup Semifinal Second Leg, January 26, 2005
Manchester United 1-3 Chelsea, Premier League, May 10, 2005
Manchester United 1-0 Chelsea, Premier League, November 6, 2005
Chelsea 3-0 Manchester United, Premier League, April 29, 2006
Manchester United 1-1 Chelsea, Premier League, November 26, 2006
Chelsea 0-0 Manchester United, Premier League, May 9, 2007
Chelsea 1-0 Manchester United (a.e.t.), FA Cup Final, May 19, 2007
Inter 0-0 Manchester United, Champions League Round of 16, First Leg, February 24, 2009
Manchester United 2-0 Inter, Champions League Round of 16, Second Leg, March 11, 2009





Maadaama ay badintu mourinho kudambaysay wuxuu rabaa inuu caawa aarsado oo xamaasad gaar ah ba haysa marka maadaama uuna kabadin badanyahay wu kabadin kara cawa waxaana qaba in real badinayso