HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


56 views

Xusuusta kulan galabta ee Cagliari vs AC Milan

Waxaa Qoray:


Kooxda AC Milan ayaa caawa usafri doonta kooxda Cagliari,ciyaar ka dhici doonta garoonka Stadio Is Arenas ,waxaana dhex dhexaadin doona garsoore Antonio Giannoccaro ,iyadoo geeska Afrika laga dawan doono galabta 5:00.
AC Milan

Waxaa dhaawac kaga maqan: Daniele Bonera, Massimo Ambrosini, iyo Nigel de Jong

Waxaa ganaax kaga maqan: Riccardo Montolivo
Cagliari

Waxaa ganaax uga maqan: Danilo Avelar iyo Radja Nainggolan

Waxaa shaki la galinaya : Nene

 

Xidigaha labada dhinac ee lagayabo in lagu soo bilaabo
CAGLIARI:-Agazzi,Pisano, Rossettini, Astori, Murru,Dessena, Conti, Ekdal,Thiago Ribeiro,Pinilla, Sau

AC MILAN:-Abbiati,Abate, Zapata, Yepes, Constant,Nocerino, Flamini, Boateng,Niang, Balotelli, El Shaarawy.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Xusuusta kulan galabta ee Cagliari vs AC Milan”

  1. c/raxaman

    Ac milan aya badinayso 4-1 daqiqada 21, El sharawy 28, Super maryo Ballotile 33, hadani Super maryo Ballotile 66, Ekdal 87, El sharawy oo kubad fican o turubas ah kahili dona Robinhio

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale