810 views

Xidiga feerka Amir Khan oo soo booqday kooxda Manchester United + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray:

Kooxda Manchester United oo isku diyaarineysa kulanka wareega 5 aad ee koobka FA Cup-ka oo ay la ciyaari doonta kooxda Reading ayaa waxaa soo booqday ninka heysta horyaalka feerka ee Amir Khan.

Ninkaan oo ka soo jeeda Bolton ayaa waxaa uu la kulmay qaar ka mid xidigaha United gaar ahaan Javier Hernandez, Rio Ferndinad iyo Alexander Buttner ,kuwaas oo si weyn usoo dhoweeyay xidigaan.

Harnandez ayaa Twitter-ka ku qoray “aadbaan ugu faraxsanahay inaan kula kulano ,waad mahadsan tahay Amir Khan”

Xidiga feerka ayaa lagu doonsiiyay funaanada kooxda Manchester United laakin isagoo heysta ayuu yiri “ wali waxaan taageero u ah kooxda ka dhisan magaaladeyda ee Bolton Wanderers,laakin tani waa ii sharaf iyo soo dhoweyn qurux badan “

Khan and Hernandez
chico and amir khan
One of the boys: Amir Khan with Rio Ferndinad, Javier Hernandez and Alexander Buttner

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

Log in | Designed by Jimcale