HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


595 views

Wax kabaro 12 ciyaariyahan oo caruurtooda mar walba keena xarunta tababarka

Waxaa Qoray:

Difaaca Qatarta ah ee kooxda The Blues Fc Chelsea John George Terry ayaa faan cusub bilaabay isaga oo la hadlayay Tv-ga Skysport qeeybtiisa dalka Ingiriiska. Ciyaaryahan John Terry ayaa laga soo duubay Muuqaalo fara badan isaga oo Wiilkiisa yar mar kasta Tababaro waliba geeya qeeybta Ciyaalka lagu Tababaro ee kooxda Fc Chelsea. 

” Wiilkeeyga Georgie John Terry isaga ayaa Ciyaaraha Kubada cagta aad u jecel waxaana balan qaadayaa in aan ka dhigo Laacib weeyn oo laga xushmeeyo garoomada ciyaaraha Kubada cagta maadaama uu ku faraxsan yahay aadna u jecel yahay Ciyaarta kubada cagta ayuu yiri Ciyaaryahan John George Terry ”

Ciyaaryahan John George Terry ayaa sidoo kale ku faanay in Wiilkiisa kaliyah aysan eheen qofka qooyskooda Kubada ka dheela balse Gabadhiisa yar ee lagu magacaabo Summer Rose John Terry ay tahay Gabar dheesha ama jecel Ciyaarta Kubada cagta kaas oo sheegay in ay ka mid noqon doonto mustaqbalka dhaw xulka Juunyerka Qaranka Ingiriiska qeeybtiisa gabdhaha ama Dumarka.

1-Robson De Souza Robinho, Ac Milan & Qaranka Brasil.
2-Sergio Leonel Agüero Del Castillo,Man City & Qaranka Argentina.
3-David Robert Joseph Beckham, Paris Saint-Germain.
4-Zinedine Yazid Zidane (Maamule Juunyerka Real Madrid).
5-Wayne Mark Rooney, Man Utd & Qaranka England.
6-Alessandro Del Piero, (Sydney FC).
7-Cristiano Ronaldo Dos Santos Aveiro, Real Madrid & Qaranka Portugal.
8-Samuel Eto’o Fils, Anzhi Makhachkala & Qaranka Cameroon.
9-Fernando Jose Torres ,Fc Chelsea & Qaranka Spain .
10-Franck Bilal Ribery,Fc Bayern Munchen & Qaranka France.
11-Victor Valdes Arribas, Fc Barcelona & Qaranka Spain.
12-Ryan Joseph Giggs, Man Utd & (Wales).

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Wax kabaro 12 ciyaariyahan oo caruurtooda mar walba keena xarunta tababarka”

  1. nasri ali.

    aadbey u wngsntahay in caruurta yar yar lugubarb
    aariyo kubada

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale