HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


439 views

SUUQA KALA IIBSIGA:- Sergio Aguero oo raba in uu ku biro Real Madrid

Waxaa Qoray:


Xidiga Argentina iyo kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa la sheegay in uu doonaayo in uu ku biro kooxda Real Madrid ee wadanka Spain .

Majalada El Confidencial ayaa sheegtay in wakiilka laacibkaan uu wada hadalo la furay kooxda caasimada Spain si ninkaan uu ugu soo laabto Spain marka uu dhamaado sanadkaan .

Aguero ayaa la sheegay in uusan wali ku qancin nolasha magaalada Manchester waxaana wakilkiisu uu toos ula hadlay Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa laacibkaan ubaahneyd waqtigii uu joogay Atteletico Madrid laakin xiriirka ganacsi ee labada koox ayaa udiiday in uu ku biiro Real Madrid .

Wararka qaar ayaa sheegaya in laacibkaan uu Spain uu aadayo cunugiisa dartii kadib markii xaaskiisii ay kala tageen ay dagtay magaalada Madrid.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “SUUQA KALA IIBSIGA:- Sergio Aguero oo raba in uu ku biro Real Madrid”

  1. mahad!casri

    he can’t go

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale