HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


207 views

SUUQA KALA IIBSIGA :- Man City oo udhaqaaqday Zlatan Ibrahimovic

Waxaa Qoray:


Kooxda Manchester City ayaa udhaqaqday saxiixa weeraryahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic kadib markii ay lumiyeen Mario Bollateli oo ku biiray AC Milan.

Sida ay qortay Daily Mirror kooxda Cityy ayaa diyaar u ah in ay qarash badan uhorto laacibka jooga dheer ee wadanka Swedan .

Ibra ayaa dhowaan sheegay in PSG aysan aheyn kooxdii ugu dambeysay oo uu uciyaaro uuna rijeynaayo koox kale isagoo sheegay in wali uu jecel yahay Italy .

Tababare Mancini ayaa garanaya awooda ciyaareed ee laacibkaan waxaana caawiyihiisa laga soo xigtay in uu maamulka kala hadlay in ay Ibra keenaan Premier League .

PSG ayaan wali gaarin ujeedkii ay u iibsatay Ibrahimovic lamana oga sida ay ku aqbali karto arintaan .

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “SUUQA KALA IIBSIGA :- Man City oo udhaqaaqday Zlatan Ibrahimovic”

  1. mahad!casri

    alex hayey bal arag ninkan joga dher ka cabso he

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale