HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


438 views

SUUQA KALA IIBSIGA:-Arsenal oo wada hadal la furtay David Villa

Waxaa Qoray:


Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramaya in ay toos wada hadal ula furtay laacibka Barcelona David Villa galabta .

Gunners ayaa heshiis rasmi ah ubandhigtay laacibka Spain waxaana ay ku rabta qiimo dhan £13.8milion taas oo ka dhigan in ay lacagtii kordhiyeen.

Sidoo kale Arsenal ayaa laacibka kooxda Bulgarana usoo bandhigtay mushaar dhan £110,000 asbuucii waana qiimo uu ku qanci karo laacibka Spain.

Barca macalinkeeda Tito Vilanova ayaa horey usheegay in aaney fasaxeyn Villa

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “SUUQA KALA IIBSIGA:-Arsenal oo wada hadal la furtay David Villa”

  1. EX_SIIGAALEE_EX

    SC WR WB ,,, CIYAARTA BARCA IYO REAL ,,MID LIISKU BAR BAR DHIGO MAHAN ,,XAGA CIYAAR AHAAN ,, IYO FARSAMO,AHAAN ,,LAIAKN NASIIB BAA SAACIDA KARO KOOXKASTO ,, AY BARCA LA CIYAAREEYSO ,, BARCA WAA NAADI ,,LALA BAR BAR DHIGI KARIN ,, KOOX KASTO ,, XATAA HADII ADUUUUUUUUUNKA LAGA SOO XULO KOOX KALE WAXAAN AAMIN SANAHAY ,, XATAA ,,BARCA IN AY ISKA TIIRINEEYSO,,OO GUUL KA KEENI KARTO ,,XIDIGAHAAS ,,LA SOO XULAY,,XATAA ,,SOOMALI WAXAY TIRI FARDO LIISKU HAYO LIISKUMA FAANSHO ,, ARYAAAAAAAAAAD GUUSHA WAA BARCA ,,MANA SHEEGI KARI INTA AY KU BADINEEYSO ,,BARCA ,,LAKIIIIIIIN WEE GUULEESANEEYSA ,,INSHA ALAH ,,,,,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,,,,

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale