Sir Alex Ferguson oo ujawabay Roberto Mancini
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah
Macalin Sir Alex Ferguson ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini waxa una sheegay in iminka ay soo gaba gabowday nasiibkii sanadkii hore ay City horyaalka ku qaaday waxa uuna carbaabay in iminka 12-dhibcood oo nadiif ah uu heysto.
“Mancini waxa uu helay gool waqti dambe dhashay oo nasiib ah balse iminka taasi majirto waa 12-dhibcood sidaa waxaa laga soo xigtay Ferguson .
“Wuu dhamaaday nasiibkii sanadkii hore aad heysatay sidaas ogow hadana xaaladu waa awood yaa leh ayuu hadalkiisa ku daray Ferguson oo ujawabay Mancini
Premier League ayey ka harsan 11 ciyaarood waxaana 12 dhibcood ku hogaamineysa kooxda Man United oo galabta la ciyaari doonta Norwich .




Viva Sir Alex ferguson macalin qibrad leh iga dheh.
sir alex ferguson coach aanan aadi aheey waa qibrad badan yahay viiiiiiiiiiva united
Macilnka adunka&permarleaga waaw waa ayose waa sir alexs forgusan wana macalinka adonka oo dhan lasiyey kaligi (sir)aman&mudnan ayu mutestay mr sir
Nasiibka wa dhamaaday haatan sheekadu wa ya awood leh waah hdl ba ka dhacay hdl haweesan o qiima ku fadhiya sir alex u da
Waa runtaa Ferguson waa khimrad
Pls codsi waxan jeclahay in oo sogilisin golasha oo liska dhaliyay ayako ah you tube pls idin ko ah rali isbishali kulasha oo iska oo man united pls cod oo so jedsaday waye
madama oo ciyarta aan firsanin aniga marka tlka wan kafisakara kaliya golash ey dhaliye man united mahadsanidiin aqyarta oo idil