HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


118 views

Sendro Rosell “Barcelona waa koox banooniga ku xogan balse aan caawimad ka helin garsoorka”

Waxaa Qoray:

Madaxweynaha kooxda Barcelona Sendro Rosell ayaa sheegay in kooxdiisa Barcelona ay tahay kooxda ugu quwada badan aduunka oo dhan isagoona beeniyay in ay kooxdiisu caawimaad ka hesho garsoorayasha .

Isagoo uwaramayay jariirada Marca waxaa uu sheegay in si walba oo ay Real Madrid ucambaareyso sharciga Spain aaney siin doonin dhibco aaney shaqeysan .

“Ma garsooraha ayaa banooniga ka soo qaaday Valdes oo goosha geeya kadibna dhaliya runtii Barca wax caawimaad ah kama hesho garsoorka ,laakin waa koox ku awood badan kubbada ayuu yiri madaxweynaha Real Madrid.

Dhowan tababare Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxda Barcelona ay caawiyaan garsoorayasha Spain ayna ku tiigsadaan kooxdiisa ,sidoo kale ciyaariyahan Di María ayaa isna sheegay in Madrid lagu tunto xaquuqdeeda laakin badalkeeda loo naxariisto Barcelona.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

2 Comments for “Sendro Rosell “Barcelona waa koox banooniga ku xogan balse aan caawimad ka helin garsoorka””

  1. Nuur aadan guud

    K.k.k.k.k.k. Umamaleynayo in lugutumto real xaqeed lkn waxey shaqeysato weyhele managaareyso barcilona waxey kaliyihin habeen iyo maalin barca kooxdi garto waa koox lunsan

  2. EX_SIIGAALEE_EX

    SC WR WB ,,, WAXA FILAA HADALKA WUU DHAMAADAY OO HORE BA ALOO YIRI ,, WAXAADAN SHAQEEYSAN WAA KA AXAARAN ,,MARKA ,, HALA CAMBAAREYO BARCA ,, LAKAIN GAROONKA AYEE WAX KU QORTAA ,, WACDARO KA DHIGTAA,, ILEN ,, BARCA WAA LIBAAXYADA ,,ADUUNKA ,, WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,, BARCA ,, VIIIIIIIIIIIIIIIIIVA

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale