HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


476 views

Sadaal :- Yaa badin kara Real Madrid iyo Manchester United ?

Waxaa Qoray:

Kooxaha Real Madrid iyo Man United ayaa habeen dambe isku arki doona magaalada Madrid ee wadanka Spain lugta hore ee Champions League

Waa kulanka ugu adag koobka horyaalada wareega 16-ka

Hadaba aqrtiste yaad isleedahay wey badin kartaa Man United mise Real Madrid

Sheeg cida badina karta iyo tirada goolasha

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

25 Comments for “Sadaal :- Yaa badin kara Real Madrid iyo Manchester United ?”

  1. Hibo

    Real Madrid <3 :)

  2. Yusuf timaweyne

    R.v.p2 and roney 1
    c.r7 2 and banzm 1 real 3 man u 3

  3. Cabdi kaamil yare

    Insha allh real madrid aya badin 3=1 ronaldo dimaria and ozil

  4. liibaan xuseen moqorof

    manchester united baa badin doonta 2 iyo 0 if allaah say van persie will win over ronaldo

  5. bashiabdi

    asc united ayaa badin doonta waxeeyna kubadindoonaan united 3-2 real goolasha united 1van 1rooney 1giggs real 1banzema 1dimaria

  6. Rashka

    Sxb Real ayaa ku badinaysa Real 3……..man united…..0

  7. Faldaramo

    Man 4 real 0 maxa yelay man foro kazo aye ka,hesha wa sida qayasta dhici karta

  8. Mokhtar

    Asc wcs wbr dhamaan wan idin salamay aniga ashan waxan qaba rel2 man 1 sas ayeyna ku dhamaneysa

  9. Brava boy nooru

    Real aya badin dono 4-2 man u

  10. Rashkaak moha

    Real madrid 3-0 man u

  11. Sayga(6)

    Real 2-1 man insha allah qabiir wakan asxbta sabra caawa

  12. Marooko cadde

    Sadar muuqda sual kadhan shaki iigama jiro in real madrid badin doonto weliba si sahlan hadan sadaliyo goolasha realmadrid 3 – 0 man united

  13. Marooko cadde

    Sadar muuqda sual kadhan shaki iigama jiro in real madrid badin doonto weliba si sahlan hadan sadaliyo goolasha realmadrid 3 – 1 man united

  14. Ciise

    Sadaashay du waa sidan real 1-2 man u

  15. amiin nuur

    insha alla ahh madird c.ronldo ozil

  16. hamse william

    man united

  17. ahmed

    real_3 united 1

  18. Muuse jawle

    Real madrid sababtoo ah waaka player fcntahay

  19. samsam

    real wayo wayka owood badan tahay united xaga difaaca iyo weraarka ba

  20. samsam

    insha alla Ronaldo ayaa uu quurgayn doona ilma manchester 3-1 ronaldo goal ozil goal and bencema insha alla

  21. maxamad

    real madrid abatiney 3 ronaldo 2 ozil

  22. Zack

    Man united 4-0 real madrid

  23. Zack

    Man aya badan donta

  24. mohamed

    man united 3: rooney,vanpersei,vidic real madrid 2 ramos 1 ozil 1

  25. maxamed laki

    man utd 3-1 real madrid

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale