HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


270 views

Roberto Di Matteo oo umahad celiyay taageerayasha Chelsea

Waxaa Qoray:


Tababarihii hore ee kooxda Chelsea Roberto Di Matteo ayaa umahad celiyay taageerayasha kooxda galbeedka London ,markii ay aad uga caroodin shaqo ka ceyrintii lagu sameeyay .

“Waxaa ay muujiyeen in ay ijeclaayeen ,markii aan tagay ilaa mudo dhan waxaa ay qaadayeen heeso iyo ereyo ay igu taageerayeen weyna ku mahadsan yihiin sida ay ii taageereen ayuu Roberto Di Matteo usheegay London Evening Standard.

“Waa waxa uu macalin walba sugaayo in maalin uuna la yiraahdo iska bax laakin wey kala qurxoon tahay ayuu ku calaacalay Di Matteo.

Lix bilood oo uu xilka hayay Di Mateo ayaa Chelsea ku hogaamiyay Champions League iyo FA Cup-ka waxaasse si lama filaan ah shaqada uga eryay milkiile Roman Abramovich.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Roberto Di Matteo oo umahad celiyay taageerayasha Chelsea”

  1. Drcasaan

    Asc dhamaan waan slmaa bahada sportiga soomaalidamaan waana ku mahadsantihiin sidaa warka noogu soo tabisan dhan walba hadii aan ka hadlo fakradeyd taberihii hore chelsea in la ceyriyo waa lagu qaldanaay maalin waa uu ku soo noqon doonaa chelsea di meotto waxaana leeyahay jir waligaa

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale