HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


60 views

Real Madrid oo wada hadal la furaysa Edinson Cavani

Waxaa Qoray:

Kooxda Real Madrid wararka dhankeeda ka imaanaya ayaa waxa ay sheegayaan in ay iminka bilawday wadahadal ay la leedahay kooxda Napoli si ay xagaaga soo aadan ula soo wareegto Weerayahanka  Edinson Cavani.

Xiddigaan wadanka  Uruguay ayaa iminka 25-gool u dhaliyay kooxdiisa kulamada uu u ciyaaray xilligaan kooxdiis,  waxa uuna bartilmaameed u yahay kooxo ka mid ah kuwa ka ciyaara qaaradda Yurub qaasatan kooxda International Manchester City iyo naadiga Real Madrid.

Saraakiil ka socota Kooxda Madrid ayaa waxa ay qaban doonaan kulan ay kaga arrin san doonaan qaabka ay ula soo wareegi karaan 26-jirkaan.

sida ay qortay Jariirradda Daily Mail ayaa lagu sheegay in kooxda Real ay ka arin sanayso sida ay ku joojin karto heshiiska uu  Cavani la lee yahay kooxda Napoli.

Cavani ayaa la sheegay in qandaraaska uu la leeyahay kooxdiisa lagu joojin karo lacago gaaraya  £52m.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Real Madrid oo wada hadal la furaysa Edinson Cavani”

  1. maxamed

    cavani tag adrid waa koox weyn oo aad kusoo caan bixi karto

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale