HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


116 views

Real Madrid oo la wareegtay goolhaye Diego Lopez.

Waxaa Qoray:


Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa la soo wareegtay Goolhayihii kooxda Seville ee isla Horyaalka La Liga-ha Diego Lopez.

La soo wareegidda Real Madrid ee Goolhaye Lopez ayaa waxaa soo de dejiyay dhaawaca soo gaaray Goolhayaha ahna Kabtanka kooxda Madrid Iker Casillas oo Gacanta ka jabay, garoommada ka maqnaan doona in ka badan Laba Bilood.

Goolhaye Diego Lopez oo 31-sano jir ah ayaa xilli ciyaareedkii hore ku soo biiray kooxda Seville oo 3.5-Milyan oo Euro kaga soo qaadatay kooxda Villarreal ee isla Spain, waxaana wararku sheegayaan in Real Madrid ay ku bixisay Goolhayahan lacag gaaraysa 4-Milyan oo Euro, inkastoo aan la shaacin inta uu la eg yahay heshiiska uu saxiixay.

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Real Madrid oo la wareegtay goolhaye Diego Lopez.”

  1. EX_SIIGAALEE_EX

    SC WR WB ,,, REAL SOO MIDIYA ARUURSADA ,,BARCA ,,WAA BARCA,,,,KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale