HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


749 views

Man United vs Real Madrid -11 ciyaariyahan oo hal koox laga dhigay

Waxaa Qoray:

Labada qoraa marna ahaan jiray ciyaartooyda ee Jamie Redknapp iyo Martin Keown oo ka tirsan Daily Mail ayaa hal koox ka sameeyay xidigaha Real Madrid iyo kuwa Man United ee habeen dambe iska hor imaanaya .

Kooxdaan oo laga soo xulay labada dhinac ayaa waxaa ka maqan shaqsiyaad badan ,waxaana xusid mudan in tababare looga dhigay kooxda riyada ee kulankaan tababare Sir Alex Ferguson .

Sawirkaan hoose ka arag shaxda 11-ka ciyaariyahan ee Madrid iyo United oo hal koox laga dhigay.

 

Dream team

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Man United vs Real Madrid -11 ciyaariyahan oo hal koox laga dhigay”

  1. Faldaramo

    Bahda laacib ad aye u,mahad santahay 11 habka e u so bandhigtay wa fermizon fiican/ waxan kaxumahay laacibka man jones o u xilsara ronaldo o dhawac qabo lakin waxba qadi meeso real by

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale