Liverpool oo soo nolaatay iyagoo cariirinaya Arsenal kadib markii …
Waxaa Qoray: raafac

Kooxda Liverpool ayaa sare usoo kacday iyadoo kooxdan ay umuuqato mid is faham ku ciyaareysa maalmahan waxaana bandhig qurux badan muujinaya laacibkii hore ee kooxda Chelsea D. Sturridge.
Reds ayaa galabta xaaqday kooxda Norwich City markii ay ku dhufatay 5-0 waxaana tababare Rodgers uu sheegay in kooxdiisu ay ka soo muuqan karto 4-ta koox ee ugu sareysa Premier League.
Naadiga Liverpool ayaa goolasha ka heshay Henderson,Suarez, Sturridge ,Gerrard iyo gool uu iska dhaliyay Bennett.
Liverpool ayaa hada ka soo muuqatay booska 7-aad waxaana ay isku dhibco yihiin kooxda Arsenal oo ay labo kulan udhaman yihiin .





Waxaan qabaa hadii ay kooda liverbool uciyaaraan sidii maanta ookale safana 11 dii ciyaar yahan ee maanta uuciyaarsiiyay uma arko inkoox hor istaagikataa aykujirto kooxaha kaciyaara igiriiska dhamaantood ilove anfled
Liverpool waxey sogale kalinta 4rad ee horyalka england by