HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


196 views

Liverpool oo jiiday Tottenham xili uu Suarez gool dhaliyay + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray:

Laba gool uuu dhaliyay ciyaaryahanka Jan Vertonghen ayaa ka caawisay tababare Andre Villas-Boas in uu san ka laaban kooxda Liverpool isaga oo aan gool ka dhalin .

Goolhaye Hugo Lloris ayaa kooxdiisa ka badbaadin waayay goolka guusha oo rigoore ahaa taas uu dhaliyay kabtan Steven Gerrard.

kooxda Reds ayaa goolka ku hormartay waxaana dhaliyay ciyaaryahanka Luis Suárez daqiiqadii 21 aad,balse kooxda Tottenham ayaa goolka bareejada waxaa u dhaliyay Jan Vertonghen daqiiqadii 45-aad.

Kadib markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta ayaa waxaa kooxda Tottenham mar kale hogaanka u dhiibay isla Jan Vertonghen daqiiqdii 53-aad, balse waxaa ka daba keenay oo bareejeeyay Stewart Downing daqiiqadii 66-aad waxa uuna ciyaarta ka dhigay 2-2,iyada oo ciyaarta ku dhawdahay dhamaad ayaa kooxda Liverpool waxaa gool guusha oo rigoore ahaa u dhaliyay kabtankoda Steven Gerrard daqiiqadii 82-aad.

Bale ayaa ciyaartan ku guul dareystay in u gool ka dhaliyo kooxda Liverpool waxaana guul darada Tottenham ay faa’iido utahay kooxaha Chelsea iyo Arsenal .

Thriller: Steven Gerrard scored a late penalty as Liverpool won a dramatic match 3-2 at AnfieldThriller: Steven Gerrard scored a late penalty as Liverpool won a dramatic match 3-2 at Anfield

First strike: Luis Suarez prodded the ball past the onrushing Hugo Lloris to give Liverpool the lead

On top: Suarez's goal was Liverpool's reward for a strong start at Anfield

Prolific: The Premier League's leading scorer Suarez netted his 22nd goal of the campaign

Prolific: The Premier League's leading scorer Suarez netted his 22nd goal of the campaign

Equaliser: Tottenham's pressure paid off as Jan Vertonghen headed them level just before half-time

 

Equaliser: Tottenham's pressure paid off as Jan Vertonghen headed them level just before half-time

Deserved: Tottenham had been in the ascendancy prior to Vertonghen's equaliser

Double: Vertonghen lashed home his second goal in front of the travelling fans to put Spurs ahead

Jan Vertonghen

Howler: Stewart Downing took advantage of Hugo Lloris' blunder to fire home an eqauliser for Liverpool

Costly: Lloris rushed out of his box and missed his kick and Downing took advantage to score

Costly: Lloris rushed out of his box and missed his kick and Downing took advantage to score Liverpool's second

Foul: Suarez was brought down by Benoit Assou-Ekotto and Michael Oliver awarded Liverpool a penaltyNo mistake: Gerrard slotted home the penalty and sent Lloris the wrong way in front of the Kop

Delight: Gerrard missed a penalty at the Kop end against West Brom but made no mistake this time

Flying: Gerrard celebrates as Liverpool leapfrogged Everton in the table

Guest: Singer Lana Del Rey was in the stands at Anfield

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

2 Comments for “Liverpool oo jiiday Tottenham xili uu Suarez gool dhaliyay + DAAWO SAWIRADA”

  1. Guuled ahmed dhahar

    Waw jidka ayan ku so jirna e kalexda yu idin marine wa suarez

  2. Daacad

    Kalintena afrad wa bananka hadi an san ku wadno

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale