94 views

Juventus Oo U Dabaal Dagtay Galabta Horyaalkeedii Labaad Oo Isku Xiga

Waxaa Qoray:

Kooxda ayaa galabta u dabaal dagtay horyaalkeedii labaad, kadib markii ay galabta 1-0 ku qaniintay kooxda Palermo.

Juventus ayaa waxay u baahneyd ha dhibic oo kaliya si ay ugu dabaal dagto horyaalka Italian Seria A, waxaana goolka guusha u saxiixay ciyaaryahan Vidal kadib markii Juve ay heshay gool ku laad waxaana goo u badalay ciyaaryahan Vidal

Juventus ayaa galabta dabaal dag aad u qurux badan ku soo bandhigeen garoonkooda iyadoona ciyaartoyda kooxda Juventus ay si aad ah u farxasanaayeen.

Geesta Kale: kooxda Ac Milan ayaa waxay la ciyaartay kooxda Torino waxaana kooxda Milan goolka guusha u dhaliyey weeryahankoda Mario Balotelli daqiiqadii 84-aad ee ciyaarta

Milan ayaa waxay difaacaneysaa booskeeda tartanka Uefa Champions League.

Waxaa Qoray: Zakaria Abdirahman Dahir

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

Comments are closed

Log in | Designed by Jimcale