HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


53 views

Hordhaca kulanka caawa ee Barcelona vs. Osasuna

Waxaa Qoray:


Barcelona ayaa dib uxasuusan doonta guul daradii ay kala kulmeen kooxda Real Sociedad asbuucii tagay marka ay caawa la ciyaarayaan Osasuna.

Laakin inkastoo laga adkaaday asbuucii hore hadana Barcelona ayaa 8 dhibcood ku hogaamineysa horyaalka .

Labada tabababare ee Tito Vilanova, iyo Jose Luis Mendilibar ayaa labaduba heysta kooxo caafimaad qaba.

Lolo iyo Miguel Flano oo ka tirsan Osasuna ayaa qaba min 4 jaale waxaana ay la kulmi doonaan ganaax hadii ay qaataan kaar kale.
Xidigaha labada dhinac ee lagayabo in lagu soo bilaabo
Barcelona: Valdes; Alves, Adriano, Pique, Puyol; Mascherano, Busquets, Xavi, Iniesta, Messi; Sanchez

Osasuna: Riesgo; Ruben, Echaide, Lolo, Bertran; Annan, Cejudo, Nano, Torres; Nino, Manuel
Ciyaartaan waxaa ay ka dhici doontaa garoonka Camp Nou waxaana dhex dhexaadin doona garsoore Fernando Teixeira‎ waxaana geeska Afrika laga daawan doonaa caawa 9:00.

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

2 Comments for “Hordhaca kulanka caawa ee Barcelona vs. Osasuna”

  1. Mr.m.k

    Murankamatagna inaybadinayso barcelona waxayna kaga adkandonta .4.-0.

  2. king dalmar

    asc salan kadib sxb raafac plz sax len upka macqulka wax bdn aya ka qaldan pique wuxu qawa red card mana dhelayo adriana isana ma u malenayo plz ku noqda len upka

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale