Dean Santangelo “Man Utd ayaa soo wacday aabahey asbuucan ayaana ku biiri doonaa”
Waxaa Qoray: raafac

Goolhayaha dallka Jarmalka Dean Santangelo ayaa sheegay in uu ku howlan yahay sidii uu ugu biiri lahaa kooxd Manchester United ee wadanka England.
Goolhayah kooxda Augsburg Santangelo ayaa aaminsan in maalmaha soo socdo uu heshiis la gali doono koxda United .
19 jirkaani ayaa ku dhashay magaalda London laakiin waxa uu ku soo bar baaray magaalada Zurich, waxaana uuna u sheegay fupa.net ” kooxda Manchester United ayaa so wcday maalinti arbacda aabaheyga waxaana usoo duulay England todobadkaan ayaan hishiis la gali doono .”





Asc aqiyarta sportiga waxan leyahay so dhawow hadan nahay tagerayasha utd hada rabtid magac iyo cup