HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


365 views

DAAWO VIDEO- 50 Qodob oo cadayneeysa Waalida Mario Balotelli

Waxaa Qoray:

50-qodob oo ku saabsan hab dhaqanka xiddiga Qaranka Talyaaniga iyo kooxda Ac Milan Mario Barwuah Balotelli ayaa la soo bandigay waxeeyna qodobadaan noqdeen kuwo uu siyaabo kala duwan ugu kacay Ciyaaryahan Mario Balotelli .

Fadeexada kiiskaan oo la soo aruuriyay midba midka ka dambeeya waa uu ka sii daran yahay balse waxaa ugu yaab badan qaabka uu ugu tunto Lacagtiisa faraha badan, isaga oo soo iibsanaya Buugaagta laga fiirsado Dumarka qaa qaawan,Gawaarida qaaliga ah isaga oo isku kala badalaya ka dinbna Shil galinaya, In uu Maafiyada Talyaaniga xiriir la sameeyay iyo Xiddigaan oo la dagaalaya qaar ka tirsan Laacibiinta kooxdiisa.

50-Fadeexo wax yar ma ahan mana dhicin inta Taariikhda la ogyahay Xiddig caan ah oo lagu helay 50-Fadeexo

Halkaan ka daawo

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “DAAWO VIDEO- 50 Qodob oo cadayneeysa Waalida Mario Balotelli”

  1. hamse william

    nin adag

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale