Eden Hazard oo tilmaamay inuu qaldanaa go’aankii Chelsea ay ku fasaxday Kevin de Bruyne

bu

Eden Hazard ayaa difaacay saaxibkiisa ay isku dalka yihiin ee Kevin de Bruyne waxaana uu sheegay Chelsea ineysan siin fursad uu ku muujiyo inuu u qalmo booska koowaad ee kooxda. Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa ka iibiyay De Bruyne  Wolfsburg bishii January 2014 waxaana uu sheegay inuusan boos ugu heyn wiilkan kooxda koowaad ee Stamford […]

Seddex waxybood oo xaqiijinkara Arsenal iney k badineyso Liverpool kulanka soo socda

arsenal

Daniel Sturridge  ayaa la soo warinayaa inuu garoomada ka maqnaan doono mudo bil ah maadaama uu qabo dhaawac. Macalinka England Roy Hodgson  ayaa daboolka ka qaaday in mudo bilo ah uu xiddiga Liverpool garoomada seegayo sidaas waxaa lagu ogaaday ayuu yiri tijaabo la marsiiyay. 25 jirkan ayuu dhaawacan ka soo gaaray kulankii Manchester United iyo […]

Paul Scholes oo kula taliyay Gareth Bale inuu ku biiro Man United hadii uu mustaqbalkiisa ilaashanayo

gareth-bale-real-madrid

Paul Scholes ayaa kula taliyay xiddiga Real Madrid Gareth Bale iney u wanaagsan tahay Manchester United waxaana warkan uu imaanayaa iyadoo ciyaaryahanka Welsh lagu wado inuu ka tago Real Madrid. Bale ayaa ku jira bilo aan u wanaagsaneyn oo ay taageerayaasha Bernabeu ka soo wada horjeesteen isaga kuna oorinayaan,waxaana intaas u dheer iney dalbadeen in […]

Arsenal oo Theo Walcott ku badalaneysa xiddiga Germany Marco Reus

2703949D00000578-0-image-a-16_1427403190723

Arsenal ayaa u diyaarsaneysa badalka Theo Walcott ciyaaryahanka Germany ee  Borussia Dortmund Marco Reus. Telegraph waxaa ay sheegeysaa tababare Wenger inuu sanadkan suuqa kala iibsiga uu ka baadi goobayo daafac cusub iyo xiddig ka ciyaari kara booska weerarka dhexe. Reus ayuu yahay bartilmaameedka ugu weyn xagaaga xiga macalinka Arsenal. Imaanshihii kooxda Mesut Ozil iyo Alexis […]

Manchester United oo aan dooneynin Chris Smalling iney ka iibiso Arsenal

chris-smalling-manchester-united

Manchester United ayaa la soo warinayaa iney diidi doonto dalabka Arsenal ay ku doonayaan daafacooda Chris Smalling sanadkan. Toddobaadkan waxaa soo baxday Arsenal iney ku dooneyso £12milyan ciyaaryahanka England. Sida laga soo xiganayo  Manchester Evening News Louis van Gaal ma qorsheynayo ciyaaryahan kooxdiisa inuu mardambe ka iibiyo Arsenal. Van Gaal waxaa uu rabaa Mats Hummels […]

Frank Lampard oo dib ugu laabtay Mareykanka si uu u daawado kooxdiisa cusub

kpo

Frank Lampard  ayaa u duulay dalka Mareykanka isagoo ka dagay garoonka diyaaraha ee JFK airport. Ciyaaryahankii hore England iyo Chelsea xili ciyaareedkana amaah ugu ciyaaraya Man City ayuu u jeedkiisa  tagi taanka dalkaas waxaa uu yahay inuu daawan doono kulanka kooxdiisa New York City ay kula ciyaareyso Yankee Stadium kooxda Sporting Kansas maalinta Sabtida. 36 […]

Filipe Luis oo ka hadlay wararka sheegaya inuu ka tagayo Chelsea

luis

Daafaca Chelsea Filipe Luis ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ka tagayo garoonka Stamford Bridge sanadkan  si uu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Atletico  Madrid. Ciyaaryahanka Brazil ayaa boos joogta ah ka waayay kooxda koowaad ee Chelsea iyadoo dhawaan ay soo baxday Chelsea iney u isticmaali doonto isaga saxiixa Koke oo u ciyaara Atletico. Marca […]

Taageere garoonka soo galay kuna duufay goolhayaha Arsenal David Ospina +video

ospina-e1427405937362

Mid kamid ah taageerayaasha dalka Colombia ayaa fursad u helay inuu la kulmo oo uu habsiiyo goolhayaha kooxda Arsenal iyo xulka Colombia David Ospina. Taageerahan ayaa garoonka soo galay inta ay socotay ciyaartii Colombia 6-0 ay ku badisay xalay kagana adkaatay Bahraine. David Ospina ayaa ah mudooyinkan goolhayaha koowaad ee kooxda Arsenal. Waxaa uu kamid […]

Liiska Kulamada Euro 2016 ee Caawa dhacaya England ilaa dalka Spain

kean

Dalalka Yurub waxaa caawa ka dhacaya kulamo ka tirsan Isreeb reebka looga soo baxayo ciyaaraha Euro ee 2016 bilaawanaya. England ayaa la sugayaa,sidoo kale Spain ayaa iyagana ciyaaraya. Saacadaha ay soo galayaan ciyaaraha. EURO 2016 – Qualification:: group C 10:45 habeenimo Macedonia ? – ? Belarus 10:45 habeenimo Slovakia ? – ? Luxembourg 10:45  habeenimo […]

Radamel Falcao wuu dheeley,dhaliyay oo xitaa dhiibay kuna dhowyahay inuu noqdo xiddiga ugu goolasha badan dalkiisa taariiqda+video

fakl

Radamel Falcao ayaa labo gool u jira inuu noqdo gooldhaliyaha taariiqda ugu goolasha badan dalkiisa Colombia. Xiddiga Van Gaal uu wareeriyowga ku riday ayaa dalkiisa labo gool u dhaliyay xalay mid kalana caawiyay inta uu socday kulankii saaxibtinimo ee iyaga iyo Bahrain. Goolkiisii 22 iyo 23 aad ayuu dhaliyay xalay waxaana hal  gool ka sareeya […]

Manchester United oo diyaar u ah in seddex kamid ah daafacyadeeda ay kooxda ka dirto

phil-jones-chris-smalling

Manchester United ayaa la sheegayaa iney dib u dhigtay wadahadalada heshiis cusbooneysiinta daafacyadeeda kala ah Phil Jones iyo Chris Smalling xili heshiiskooda haatan ay ka hartay 12 bilood. Labada ciyaaryahan England ayaa lagu waday in xagaagan dhamaadkiisa iney ka tagaan garoonka Old Trafford. Laakiin Telegraph ayaa sheegeysa Van Gaal inuusan diyaar u aheyn in labada […]

Radamel Falcao oo fariin u diray tababare Van Gaal kadib goolal dhaliskiisiina lasoo baxay+sawiro

fooy

Radamel Falcao waxa niyad jibinaya waa Van Gaal xalay fariin ayuu u diray macalinka Holland waxaana uu u sheegay inuusan u qalimin kursiga keydka uu ku hayo. Radamel Falcao ayaa xalay dalkiisa Colombia kulankii saaxibtinimo uu u ciyaaray waxaa uu Bahrain ka dhaliyay  labo gool 6-0 ay ku badiyeen waliba goolka hore iyo kan seddexaad […]

Brazil Joogsi Malahan Markana France ay jid ka bixiyeen+sawiro iyo xiddigihii ciyaaray

lo

Xulka Brazil ayaa guul weyn ka gaaray xulka ay xifiltamaan ee France kuwaas oo iyagoo Paris jooga ay ugu soo adkaadeen 3-1. Raphael Varane oo France ayaa goolka hore dhaliyay waxaana ka caawiyay Mathieu Valbuena oo koorna soo tuuray. Kahor qeybta koowaad Oscar ayaa Brazil u bar bareeyay kadibna daqiiqadii 56 aad Neymar ayaa hogaanka […]

John Terry oo lagu abaal mariyey inuu sannad kale sii joogo Stamford Bridge SAWIRO+

Terry

Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa mudo sannad kale lagu abaal mariyey ka dib markii uu soo bandhigay inuu wali yahay difaacyada ugu fiican caalamka isagoo da’diisu ay sii caga cagaynayso 34 – sanno. John Terry ayaa mushaarkiisa noqon doona £150,000-Todobaadkiiba ilaa laga gaarayo dhamaadka xilli ciyaareedka danbe 2015-16. Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa kala doortay saaxiibadiisa […]

Arin Masiibo ah:Andres Iniesta waa u dhamaatay Markana Geedka ayaa ka fiican,xaqiiqooyin

iniesta

Andres Iniesta  waxaa uu ahaa mid kamid ah xiddigaha qadka dhexe ugu fiicnaa Adduunka laakiin haatan baleeyo ayaa heshay oo hoos u dhac weyn uu ku yimid Marka aad eegto waxyaabaha laga soo calamadeeyay bandhigiisa horyaalka La  Liga 12-kii bilood ee la soo dhaafay masameyn wax caawin gool ah sidoo kalana wax gool ah ma […]

¨
  • LINKSYADA
  • AminArts
  • Aadan Yabaal
  • All Shabelle
  • All Somali Music
  • Allsomali24.com
    B
  • Banooni.com
  • BBC Somali
  • VOA Somali
  • Buurhakaba.com
    C
  • Caasimadda.com
  • Calanka.com
  • Calayaale.com
  • Ceelqaboobe
  • Ceelbaraf.net
  • Codkamuqdisho
  • Codkasomaalida
  • D
  • Daarulcilmi.com
  • Dhacdo.com
  • Dayniile.com
  • G
  • Gololey.com
  • H
  • Hiiraan
  • Hubaal News
  • I
  • Isboorti.com
  • J
  • Jilibweyn.com
  • Jowhar.com
  • L
  • Ladaneey.com
  • M
  • Maalmaha.com
  • Mareeg.com
  • MarkaCadey.Net
  • MarkaCadey.co.uk
  • Q
  • Qarankanews
  • P
  • Puntlander.com
  • R
  • Radiofreesomalia
  • Raxanreeb.com
  • S
  • Somali woman
  • Shaaciye.com
  • Somaale.com
  • Somalisan.com
  • Somalisc.com
  • Somaliswiss
  • Somaliweyn.com
  • Somsports.com
  • Somsoccer.com
  • W
  • Waagacusub
  • Warsheekh.com
  • Warbaahinta
  • Waryatv.com
  • X
  • Xogsheeg.com
  • Xusuus.com
  • li
    Log in | Designed by Jimcale