HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


293 views

Brendan Rodgers “Sneijder isaga ayaa cabaqad ku ah wada hadalada”

Waxaa Qoray:


Kooxda Liverpool ayaa diyaar u ah in ay soo qaadato kubbad sameeyaha kooxda Inter Milan Wesley Sneijder laakin waa hadii laacibka reer Holland uu diyaar uyahay in uu dhimo mushaarkiisa .

Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa usheegay Daily Star in kooxdiisu diyaar utahay in uu soo iibsado 28-jirkaan laakin isagu uu caqabad ku yahay heshiiska madaama uu diidan yahay in uu dhimo mushaarka .

“Waxaan umaleynaya in uu ubaahan yahay in uu wax ka badalo nolashiisa wey ubaahan tahay Liverpool laakin mushaarkiisii wuu badan yahay “

“Waxaan usheegnay in uu dhimo mushaarka walina jawab kama helin ,waxaana sugeynaa aqbaartiisa laga yaabe in uu wax dhimo maxaa yeelay asbuucii 200 kun waa qarash badan ayuu yiri Brendan Rodgers.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Brendan Rodgers “Sneijder isaga ayaa cabaqad ku ah wada hadalada””

  1. Hamzikh

    Waligaa ha dhimin

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale