Bayer iyo Bale – Emenike iyo Liverpool -4 koox iyo Benteke
Waxaa Qoray: raafac

Tababaraha cusub ee kooxda Bayer Munich Pep Guardiola ayaa qalinka ku duugay in uu kooxdiisa uso gacan galiyo laacibka garabka ee kooxda Tottenham Gareth Bale,waxaana 23 jirkaas ay Bayer Munich ku dooneysaa £50milion iyagoo kula dagaalami doona Real Madrid sidaa wxaa qortay Daily Mail.
Kooxda Liverpool ayaa udhaqaaqi doonta weeraryahanka kooxda Spartak Moscow Emmanuel Emenike oo 25 jir ,hadii ay kooxdu iibiso weeraryahankeeda Luis Suarez.,waxaana Emenike oo wadankiisa Nigeria ka caawiyay koobkii qaramada ee xagaagan uu yahay ciyaariyhan lagu heli karo beec jaban sida waxaa qortay Izvestia (in Russian).
Kooxaha Atletico Madrid iyo Borussia Dortmund ayaa ku soo biiray loolanka loogu jiro weeraryahanka kooxda Aston Villa Christian Benteke,waxaana sidoo kale 22 jirkaan doonaya kooxaha Arsenal iyo Tottenham sidaa waxaa qortay Daily Mirror





Borussia dortmund,baakuleh
Bale real kaalay