HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


144 views

Barcelona oo Kompany ku dooneysa £20milion si uu..

Waxaa Qoray:

Horey The Blues daafaceeda David Luiz ayaa kamid ahaa xidiga liiska ugu jira kooxda Reer Spain ee Barcelona sidoo kale waxaa kuj ira ciyaaryahanka wadanka Jarmalka Mats Hummels

Iminka kooxda Barcelona waxa ay liiska ku soo dartay kabtanka kooxda Manchester City Vicent Kompany kaasoo la doonayo in uu buuxiyo booska Carles Puyol .

Jariirada Sunday People ayaa sheeggtay in 35-jirka Puyol uu lixda bilood ee ugu soo horeysa ciyaaraha ka fariisan doono waxaana badali doono hadii ay helaan daafaca xooga leh ee Kompany.

Waxaa ay kooxda reer Spain sheegtay in ay ninkaan ku dooneyso in ay ku qaadato aduun dhan £20milion.

Barcelona ayaa la rumeysan yahay in ay dhibaato badan umari doonto saxiixa daafacan madaama uu ku qanacsan yahay kooxdiisa .

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Barcelona oo Kompany ku dooneysa £20milion si uu..”

  1. [...] Luiz ayaa kamid ahaa xidigaha liiska ugu jira kooxda Reer Spain ee Barcelona sidoo kale waxaa ugu jira ciyaaryahanka wadanka Jarmalka Mats [...]

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale