HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


399 views

Arsenal oo waraq udirtay xidigeedii hore Dennis Bergkamp

Waxaa Qoray:


Xidigii hore ee xulka Holland Dennis Bergkamp ayaa dib ugu soo laaban doona kooxda Arsenal isagoo shaqada kabdali doona Liam Brady.

The Gunners ayaa shaacisay in Liam Brady oo ah madaxa hor marinta dhalin yarada ee kooxda Arsenal uu shaqada kooxda ka tagi doono bisha May 2014.

Sida ay qortay jariirada Daily Mail kooxda Arsenal ayaa dooneysa in ninkaan uu kooxda ku soo laabto uuna la wareego xilkaas waxaana ay udireen waraaq codsi .

Dennis Bergkamp oo ka mid ahaa xidigihii ugu ficnaa ee soo mara kooxda Arsenal ayaa loo badinaya in uu aqbali doono dalabka kooxdiisii hore .

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “Arsenal oo waraq udirtay xidigeedii hore Dennis Bergkamp”

  1. Muuse jawle

    Wa arin aad ufiican lagana yaabo inuu arsenal waxkabadlo oo uu playero cusub keeno

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

ยจ /iframe
Log in | Designed by Jimcale