HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


686 views

10-ka koox ee aduunka ugu Qanisan oo la soo saaray, Real Madrid iyo Barcelona oo hogaaminaya

Waxaa Qoray:


Labada koox ee reer Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa hogaaminaya liiska kooxaha ugu qanisan kubbada cagta iyo gaar ahaan lacagihii soo galay sanadkii dhamaaday.

Qiimeynta sanadlaha ah ee ay sameyso Deloitte Football Money League ayaa waxaa Kooxda Real Madrid ay kaalinta koowaad ka gashay qiimeyntaan halka Barcelona iyo Manchester United ay labaad iyo sadexaad ku jiraan .

Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingriiska ee Manchester City ayaa markii ugu horeysay ku soo biirtay 10-ka koox ee ugu qanisan aduunka iyo qarash fiican heshay sanadkii dhamaaday.

Waa kuwaan 10-ka koox ee ugu qanisan aduunka iyo lacagihii soo galay sanadkii dhamaaday.

Kooxda


1. Real Madrid
2. Barcelona
3. Manchester Utd
4. Bayern Munich
5. Chelsea
6. Arsenal
7. Manchester City
8. AC Milan
9. Liverpool
10. Juventus


Qarashaadka


€512.6m
€483m
€395.9m
€368.4m
€322.6m
€290.3m
€285.6m
€256.9m
€233.2m
€195.4m

 

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

2 Comments for “10-ka koox ee aduunka ugu Qanisan oo la soo saaray, Real Madrid iyo Barcelona oo hogaaminaya”

  1. Yaaaaaaaaaabka

    Been waye google hala waydiyo 10ka koox e adunka ugu qanisan arsenal aya afar ku jirto

  2. ali jabril

    waxaan maleynaa in ayey gacanta oga dhacday arsenal

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale