1: Thursday, December 6, 2012 - 17:50:20
2: 159 Jeer.

Ciidanka Puntland oo heegan la galiyay

Waxaa Qoray:


Iyadoo magaalada Boosaaso uu dagaal ku dhexmaray ciidamada puntland iyo al shabaab ayaa war kasoo baxay Maamulka waxa uu ku sheegay in uu heegan buuxa la galiyay ciidamada maamulka Puntland.

Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa waxa uu sheegay in heegan la galiyeen ciidamadooda Boosaaso.taasina ay ka dhigan tahay ka hortago talaabooyinka wax u dhima kara amniga, isaga oo sheegay inay ku raadjoogaan waxa uu ku sheegay cadowga.

Maamulka puntland iyo Shabab ayaa siyaabo kale duwan midba guulo uga sheeganaya dagalaka ku dhex maray shalay deegaanka Galgala oo qiyaastii ahaan u jirta 40 km dhinaca koonfur-galbeed magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale