HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 12, 2013 - 14:12:44
Waxaa la aqristay: 127 Jeer.

Ciidamada Nabadsugida Qaranka oo Boqolaal qof ku xir-xiray Magaaladda Muqdisho.

Waxaa Qoray:

9999

Howlgalo ay habeennimadii xalay Gobolka Banaadir ka sameeyen Ciidamada Amaanka Somalia ayaa waxa ay ku soo qab-qabteen boqolaal qof oo looga shakisan yahay inay kamid yihiin Argagixisada Somalia ee Alshabaab

Howlgalka ayaa waxa ay Ciidamada Nabadsugida ka sameeyen Deegaano ay kamid yihiin Xamar-weyne iyo Xamar-jajab ee hoostaga Gobolka Banaadir

Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Qaranka Somalia oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in dadka xalay la qabqabtay ay u badnaayen kuwa taagersan Al-Qacidad Somalia ee Alshabaab waxa uuna sheegay taliyaha in Ciidamada Nabadsugida ay fuliyeen Howlgal lagu liibaanay isaga oona tilmaamay in Howlgalkaasi uu ahaa mid lagu guuleystay.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegen in ay sii wadi doonan Howlgalada lagu xaabinaayo Alshabaab waxa uuna xusay in amaanka Muqdisho uu kusoo laabanaayo sidii looga bartay

Si kastaba ha ahaatee Taliyaha ayaa carabka ku dhuftay inay sameyn doonaan baaritaano lagu kala soocaayo dhalinyaradii xalay la qab-qabtay.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

4 Comments for “Ciidamada Nabadsugida Qaranka oo Boqolaal qof ku xir-xiray Magaaladda Muqdisho.”

  1. When I first saw this title Ciidamada Nabadsugida Qaranka oo Boqolaal qof ku xir-xiray Magaaladda Muqdisho. | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Thanks for informative post. I’m pleased positive this post has helped me save several hours of browsing other comparable posts just to discover what I was looking for. Just I want to say: Thank you!

  2. ABDI

    asc walalayaal soomali awal ayay dhamatay dagaal sokeeye iyo wax aan micno lahayn ayaan ku baa bininay dhalinyaradeenii hadana kuwii soo koraayay guryahooda iyo wadooyinka ayaa laga soo qab qabtaa markaas ayay leeyihiin waxaan qabanay howl plz dhalinta soo koreysa ka daaya cirib tirka nabada iyo cadaalada waxay ku imaneysaa daacad nimo iyo adigoo shacabkaga u naxa aan iisu naxriisano hadaadan adiga unaxriisan walalkaga ugandhes ama qof ajnabi uma naxriisanaayo mahadsanidiin dowladana ilaah hanooga dhigo mid wanagsan

  3. umu salmaan

    asc maansha lahaa ciidamada dalka ialhay ha idin la jiro soo aruursha aragagixisada umada soomaliyeed nabada ka hortaagan ee diinta silaamkan been ka sheegay waa shayaadiin ilahay ka furtay duliga nooga sifeeya dhulkeena in sha alaah waa dabargooyonaan mardhow dalka soomaliyaa waa ka suulayaan naarti ilahay ha ku aruursho ku waas magacooda ayanka ifka u necbahay

  4. mahad

    kkkkkkkkkkk caruur masakiinta ahaa aa lagu qaraaraa doqon asagaba shegayo in ay alshabab tageersanyihiin oo hadii ay dowlada ridada ah tageeri wayaan mala xiraa dadka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qofkii wax fahmayo marabo in uu diintiisa ka ridoobo sida kuwa gaalada ushaqeya si kasta oo shacabka somaliyeed xabsiyada loo geeyana somalia somali musli ah baa leh kufaartu waxba kuma lahan iyo murtadiintaba

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale