HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 6, 2013 - 22:57:03
Waxaa la aqristay: 571 Jeer.

Chelsea, Man Utd iyo City oo isku diyaarinaya Modric

Waxaa Qoray:

modric

Kooxaha Chelsea iyo Manchester UTD ayaa isku diyaarinaya Ciyaaryahan Luka Modric xilli uu sheegay inuu sheegay in uu ku soo labanayo Ingiriiska.

Kooxaha Premier League ayaa diyaar garow u galay Luka Modric kaddib markii uu la qabsan waayay kooxda Real Madrid.

The Sunday Mirror ayaa ku warameysa in Modric ay il gooni ku hayan kooxaha Chelsea, Manchester United iyo Manchester City kuwasoo xita doonayey ka hor intii uusan ku biirin kooxda Real Madrid.

Real Madrid kubad qaybiyeheeda ¬Modric ayaa loo Codeeyay ciyaaryahankii ugu xumaa ee lagu iibsado La Liga 2012, maadama bishii August Real ay kaga soo qaadatay Tottenham £33 Million.

Macallinka kooxda United Sir Alex ¬Ferguson ayaa birtimameed uu u ahaa muddo Luka Modric si qadkiisa dhexe uu u adkeeyo, halka City Macallinkeeda Roberto Mancini uu tageero u yahay laacibkaan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale