1: Thursday, December 6, 2012 - 07:38:11
2: 580 Jeer.

Cech “Ciyaartooyda Chelsea ayaa qaadaya masuuliyada guul darada”

Waxaa Qoray:


Gool hayaha kooxda Chelsea ayaa sheegay in ay waajib tahay in ciyaartooyda kooxda Chelsea ay qaataan muusliyada ayu kooxdoodu kaga soo hartay koobka horyaalada yurub.

kooxda difaacaneysay koobka horyaalada yurub ayaa daaqada laga soo saaray markii markii Juventus ay garaacday Shakhtar Donetsk waxaana goolhayahan 30-jirka ah uu sheegay in masuuliyada ay qaadayaan ciyaartooyda The Blues.

Inkastoo ay Chelsea 6-1 ku xaaqday kooxda Nordsjaelland hadana The Bules ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee iyadoo heysata Champions League ku harta wareega Group-yada .

“Waxaa masuuliyada guul darada Chelsea qaadanaya ciyaartooyda maxaa yeelay masuuliyad kama muuqan kulankii Juventus”

“Waxey awoodaan mar kasta ciyaartooyda Chelsea in ay macalinka badalaan ,laakin ma,awoodaan in ay ciyaarta badalaan ayuu si caro leh uyiri gool haye Petr Cech.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale