HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Cristiano Ronado oo ku guuleystay kobaha dahabka ee Champions League

Xidiga sare ee kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay gool dhalinta koobka horyaalada yurub ee xili ciyaareedkan 2012-13.
Laacibka wadanka Portugal ayaa ku qaaday kobaha dahabka ah

Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Champions League markii 5 aad

Kooxaha reer Germany ee Bayern Munich iyo Borussia Dortmond ayaa waxay caawa ciyaar kulul ku dhex martay Garoonka Wembley Stadium, ciyaartaas oo ka tirsaneyd final-ka Uefa Champions League.

Ciyaa

Aguero oo heshiis cusub usaxiixay Man City

Weeraryahanka kooxda Manchester City, Sergio Aguero ayaa heshiis hal sano ah waxaa uu ku daray joogitaankiisa kooxda Manchester City.
Laacibka wadanka Argentina ayaa qalinja ku duugay sanad dheeraa

Romelu Lukaku Oo Looga Gacan Haatiyey Kooxda Borussia Dortmond

Kooxda Borussia Dortmund ayaa sheegtay inay xiiseynayaan saxiixa laacibka reer Bilgium ee amaahda uga maqan kooxda kubada cagta ee Chelsea Romelu Lukaku

Lukaku oo 17-jir ah ayaa dhawaan sheegay

Wargeysyada Caalamka iyo Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda ee Maanta

Tababarihii hore ee kooxda Everton David Moyes ayaa qiray inuu soo qaadanayo laacibka reer Belgian iyo kooxda Everton Marouane Fellaini, isagoona tilmaamay inuu ku doonayo aduun lacageed oo gaaray

Dagaal Dhex maray Taageerayaasha Labada Kooxood ee reer Jarmal Ka Hor Final-ka Caawa + Daawo Video

Iyadoo caawa la filayo inay ciyaaraan kooxaha reer Jarmal ee kala ah Bayern Munich iyo Borussia Dortmomd Finalka Champions League, ayaa waxaa gacan isku la tagay taageerayaasha labada kooxood

T

Cristiano Ronaldo oo caawa eegaya Robert Lewandowski –SABAB?_

Xidiga sare ee kooxda Real Madri iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa rajeynaya in uu sanadkaan ku guuleysto gool dhalinta Champions League .
Ronaldo ayaa 12 gool ku hogaaminaya gool dhalinta ko

Marco Materazzi oo doonaya in uu noqdo tababare ku xigeenka Chelsea

Xidigii hore ee xulka Italy iyo kooxda Inter Milan , Marco Materazzi ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ka hoos shaqeyo tababare Jose Mourinho.
Marco Materazzi ayaa usheegay talkSPORT in uu doona

5-tii ciyaariyahan ee ugu saameynta badaneyd final-ka Champions League 20-kii sano ee la soo dhaafay.

Ka hor inta aan caawa la soo xirin musal salka koobka horyaalada yurub ayaa saxafiga David Reid waxaa uu soo bandhigay 5 ciyaariyahan oo saameyn xoog leh ka sameyay 5 ka mid final-da koobkan.
Waxaa a

Lampard Oo Sheegay Inuu Jeclaan Lahaa John Uu Sii joogi doono Chelsea

Xidiga Khadka dhexe ee xulka sadaxda libaax iyo kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in saaxiibkiis Terry uu mari doono wadadii uu isaga maray ee ahaa in uu heshiis hal san

¨
















Wararka maanta

Log in | Designed by Jimcale