1: Wednesday, December 12, 2012 - 13:06:00
2: 282 Jeer.

Casillas “Waxaan ku soo gaba gabeyn doono kubbada cagat USA”

Waxaa Qoray:


Kabtan Iker Casillas ayaa waxa uu sheegay hadal ka duwan hadalkii isninta ka soo yaray Sergio Ramos oo ahaa in uu kubada cagta ku soo gaba gabey doono kooxda Real Madrid. iyadoona gool hayaha kooxda ‘Blancos’ uu usoo bandhigay saxaafada in kubada cagta uu ku soo gaba gabeeyn doono horyaalka MLS ee dalka Mareykanka.

“4 ama 5 sano waxaan rabaa inaan kubada cagta ku ciyaaro meel aha degaan ee lagu raaxeysan karo oo nafta u roon ka hor inta aan an kubad cagta ka fariisan ayuu gool hayaha kooxda Real Madrid usheegay Spanish TV channel ‘La Sexta’

Casillas ayaa sheegay in macalin José Mourinho, uu naceb yahay in ciyaaryahanadisa warbahinta la hadalaan ,waxana uu hadalkiisa ku daray ineysan jirin wax qilaaf ah o ka dhaxeeyo madaxwaynaha kooxda Florentino iyo tababare Mourinho.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale