1: Friday, February 22, 2013 - 19:16:09
2: 326 Jeer.

Brack Obama oo sheegay in Maalintiiba Saddax Saac la baashaalo Eygiisa

Waxaa Qoray:

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu soo waramaaya in Eygiisa Maalin waliba uu siiyo 3-Saddax Saac oo uu ku sheegay inuu ku nasto islamarkaana isku ilowsiiyo dhacdada Xiligaasi soo wajahdo, Brack Obama ayaa la sheegaya in Eygaasi uu iibsaday Sanadii 201o, waxa uuna kala wareegay Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi Mareykanka Bush.

Obama ayaa sheegay in Wygiisa uu siiyo Qiima Gaar ah islamarkaana u xil-saaray Dhaqaatiir Gaar ah Bil walibana waxaa baaritaan lagu sameeyay Gabi ahaan Jirkiisa si markaasi looga Dabiibo Xanuunada soo wajaha Eygiisa, Eyga ayaa maalintii Quuta Lacag kor u dhaafeysa $1500 taasoo lagu sheegay inay isugu jirto Raashiin,Dawooyin maalin waliba lagu duro oo lagu sheegay inay difaaceyso Xanuunada Eyaha inta badan ku dhaca

Si kastaba ha ahaatee Eyga Obama ayaa leh Shaqaale tiradooda lagu sheegay Illa Saddax kuwaasoo ku qaata Dhaqaale xoog leh islamarkaana u sameynaaya Tababar iyo xanaano. 

 

 

 

 

 

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale